Daawo:Sida Degmada Doolow Looga Ciiday

doolow

Maamulka Gobalka Gedo, Gudoomiyaha Degmada Dolow, Sarakisha Ciidamada Xooga dalka Qeybtoda Gobalka Gedo iyo masuuliyiin kala duwan ayaa maanta Dadweyne salaadda ciidul Adxa kula tukaday Degmada Doolow ee Gobalka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.