Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

deni

Daawo:Xildhibaan kasoo Jeeda Puntland oo ka shifay Deni

3rd June 2020 admin 0

Xildhibaan Max’uud Runsheeg oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee soomaliya oo deegaan doorashadiisa tahay Puntland ayaa waxuu kasoo horjeestay Hadaladii Madaxwaynaha Puntland Deni ee […]

omaar

Dowladda Soomaaliya oo iclaamisay Xilliga ay Furmayaan Duulimaadyada Dalka

3rd June 2020 admin 0

28 bishii Maarso ee sanadkaan 2020 ayay aheyd markii la hakiyay diyaaraha isaga kala goosha gudaha dalka  si looga hortago faafidda cudurka safmarka ah ee […]

laftagareen

Daawo:Madaxdii Koofurgalbed oo xasuuq ka gaystay Baydhabo

3rd June 2020 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Maanta dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ka dib Safar shaqo oo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho. […]

aadan

Dhageyso:Aadan Barre Ducaale oo ka bad baaday xil ka qaadis

3rd June 2020 admin 0

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa shalay ka badbaaday isku day lagu doonayay in xilka hoggaamiyaha Aqlabiyadda looga qaado. Isbedelladan siyaadeed ayaa la […]

buhoodle

Daawo:Agabka Nadaafada ayaa la gaarsiisay Barakacayaasha Buuhoodle

3rd June 2020 admin 0

Kaamka Barakacayaasha Magaalada buuhoodle ayaa waxaa loo qaybiyey Agabka Nadaafada kaas oo looga hortagayo Faafida Cudarka Covid 19

diyaarad

Diyaraadii Shanaad oo sida Soomali ayaa timid Magaalada Muqdisho

3rd June 2020 admin 0

Diyaaraddii Shanaad oo sida mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Sacuudiga ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada muqdisho, tirada guud ee […]

Farax xasan

Balambal Iyo Cabudwaaq Oo Ku Sii Kordhaayo Covid19 iyo Xildhibaan ka hadlay

2nd June 2020 admin 0

Balambal Iyo Cabudwaaq Oo Ku Sii Kordhaayo Covid19A Abdirahman alfa Alfa mohamudto me1 hour agoDetailsWaxaa Sii Kordhaayo Xaladaha Cudurka Covid19 Ay La Daala Dhacayaan Shacabka Ku […]

corona

Galmudug oo fasaxday qalabkii coranaha ee Laga xanibay Caabudwaaq

2nd June 2020 admin 0

Maamulka Galmudug ayaa degmada Caabudwaaq waxaay ka hor istaageen in la gaarsiiyo Qalabkii ka hoortaga Covid-19 ee dowlada federaalka Soomaaliya soo gaarsiisay Galmudug kaas lagu […]

odawaa

Sawiro:Taliyaha Xoogga oo kormeer ku tagay Xarunta Taliska Qaybta 21-aad

2nd June 2020 admin 0

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee deegaanada Galmudug ayaa maanta  gaaray […]

Hirsshabeele

Xalada Caabuqa Covid19 Oo Ku Sii Faafaayo Deeganada Hirshabeelle

2nd June 2020 admin 0

Waxaa Sii Kordhaayo Xaladaha Cudurka Covid19 Ay La Daala Dhacayaan Shacabka Ku Dhaqan Degmada Buulaburte. Xilibaanad Farhia Mumin Ali Oo Kamid ah Xilibanada Barlamanka  Somaliya Ayaa […]

Deni

Qilaafkii u Dhaxeeyey Deni iyo Karaash oo lasoo afjaray

2nd June 2020 admin 0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Axmed Elmi osman Karaash ayaa ka heshiiyey khilaaf soo kala dhexgalay kaas oo qalalaaso Siyaasadeed ka abuuray Puntland. […]

muuse

Wasiiro ka tirsan Soomaliland oo CoronaVirus ku dhacay

2nd June 2020 admin 0

Laba ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Somaliland ayaa laga helay Xanuunka dilaaga ah ee Cor9nevirus. Labada Wasiir ee Xanuunka laga helay waxa ka mid ah […]

coronavirus

Caabudwaaq oo CoronaVirus ka dilaacay iyo qalab La’aan kajirta

2nd June 2020 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dilaacay Cudurka Dilaaga ah ee CoronaVirus kaas oo sababay dad badan oo kamida bulshada Caabudwaaq inay udhinteen […]

qoorqoor

QoorQoor oo shaaciyey inay hubka ka aruurinaayaan Magaaloyinka Galmudug

2nd June 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan uu ku […]

deni

Deni oo Qiray in laga faa’idaystay Qilaafka kala dhaxeeya Karaash

2nd June 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo jeediyey hadaljeedintii saddexaad tan iyo markii uu bilaabay inuu bil walba isniinta u horeysa uu la hadlo […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes