Qilaafkii u Dhaxeeyey Deni iyo Karaash oo lasoo afjaray

Deni

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Axmed Elmi osman Karaash ayaa ka heshiiyey khilaaf soo kala dhexgalay kaas oo qalalaaso Siyaasadeed ka abuuray Puntland.

Heshiiskaan ayaa yimid kadib dhex dhexaadin ay sameeyeen Isimada dhaqanka Iyo Waxgaradka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.