Daawo:Xildhibaan kasoo Jeeda Puntland oo ka shifay Deni

deni

Xildhibaan Max’uud Runsheeg oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee soomaliya oo deegaan doorashadiisa tahay Puntland ayaa waxuu kasoo horjeestay Hadaladii Madaxwaynaha Puntland Deni ee ahaa “”Xildhibaanada Puntland Barlaamanka Soomaliya ugu jira Nama Matalaan””.

Xildhibaan Rug sheeg ayaa sheegay Deni hadalkiisa waa mid Xaqiiqda ka fog anagaa Puntland u matalna Barlamaanka Denina marti ugu nihin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.