Balambal Iyo Cabudwaaq Oo Ku Sii Kordhaayo Covid19 iyo Xildhibaan ka hadlay

Farax xasan

Balambal Iyo Cabudwaaq Oo Ku Sii Kordhaayo Covid19A

Abdirahman alfa Alfa mohamudto me
1 hour agoDetailsWaxaa Sii Kordhaayo Xaladaha Cudurka Covid19 Ay La Daala Dhacayaan Shacabka Ku Dhaqan Deeganada Balambal Iyo Cabudwaaq.


Xilibaan Farah Kurwayne Oo Kamid ah Xilibanada Barlamanka  Somaliya Ayaa Si Toos Ugu Hadlay Saamaynta Uu Ku Yeeshay Covid19 Shacabka Deeganada Balambal Iyo Cabudwaaq
xanuunka Carona virus uga sii Fidaayo Deeganadaas Ayaa Saamayn Xoog Leh U Gaystay Shacabka Ku Dhaqan Balambal iyo Cabudwaaq.


Xilibaan Farah Kurwayne Ayaa Si Dareen Leh Baaq Ugu Diray Dowlada Somaliya Iyo Maamulka Galmudug.


waxa ay u baahan tahay gurmad dowladeed mid bulsho Iyo Mid Maamul Goboleed in ay  gacan ka geeystaan  wax ka qabashada Xaaladaha Bani Aadanimo xumo  ee ka Jirta Deeganada Balambal Iyo Cabudwaaq Oo Aad U Saameyay Cudurka Covid19
Dhinaca Kale Shacabka Ayaa Ka Baqdin Qabo Ama Walaac Ka Muujiyay  dhibaatada oo dhaaftay heerkii ugu xumaa Uu Gaaro Cudurka Covid19.


Xilibaan Farah Kurwayne Hadii aa nahay Xildhibaanada kasoo Jeeda Deeganada Balambal Iyo Cabudwaaq  waxaan Xukuumada iyo maamulka Galmudug ka codsaneeynaa in ay gargaar caafimaad gaarsiiso sida ugu dhaqsiyaha badan  Balambal Iyo Cabudwaq.


Xilibaanka Oo La Hadlay Raisulwasaraha Ayaa Sheegay In Raisulwasaaraha Ballan Qaaday In Gurmad Deg Deg Ah La gaarsiinaayo DeeganadaasOo loogu Hortagaayo Cudurka Covid19.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.