Deni oo Qiray in laga faa’idaystay Qilaafka kala dhaxeeya Karaash

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo jeediyey hadaljeedintii saddexaad tan iyo markii uu bilaabay inuu bil walba isniinta u horeysa uu la hadlo Dadweynaha, ayaa caawa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan Puntland iyo Soomaaliyaba.

Madaxweynaha ayaa dadweynaha la wadaagay xaaladda amniga guud ee Puntland, dadaalada amni ee la sameeyay wixii ka danbeeyay qaraxii gaalkacayo, qorsheyaasha dhinaca horumarka ah ee socda , hirgelinta nidaamka xisbiyada badan oo si wanaagsan u socota, xaaladda covid-19 ee Puntland iyo goáankii todobaadkan kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee Soomaaliya ee ku saabsana arrimaha Doorashada.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka digey in si khaldan looga faaídeysto kala aragti duwanaan u dhexeysa Madaxda Sare Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.