Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2018

xaaf

Madaxweynaha Galmudug oo 3 Bilood Galmudug ka maqnaa ayaa adaaya Magaalada Kismaayo

31st August 2018 admin 0

Madaxda Galmudug ayaa waqtigoodana inta badan ku dhameysta Magaalada Muqdisho iyadoo ay yar tahay Waqtiga ay joogaan Deegaanada Galmudug, Madaxwaynaha Galmudug Xaaf oo kulan uu […]

No Image

Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay Addis Ababa

31st August 2018 admin 0

Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia. Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yagleelay […]

Stadium

Muuqaal:Jen Axmed “waxaa soo dhawaatay xilligii Ciidamada Ajaaniibta Dalka isaga bixi lahaayeen.

31st August 2018 admin 0

Taliyaha Hawgalka Ciidanka Boolisska Soomaliyeed Jeneraal Axmed ayaa waxuu ka hadlay wareejintii Ciidanka booliiska Soomaliyeed lagu wareejiyey Garoonka ciyaaraha ee Magaalada Muqdisho kuwaas oo laga […]

shabab

Faah Faahin Dheeraad ah oo laga helayo weerar Al Shabaab xalay weerar ku qaadeen Afgooye.

31st August 2018 admin 0

Al Shabaab ayaa xalay abaaro Saqdii dhexe weerar xoogan ku qaaday degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Shabaab ayaa Saddex jiho ka weeraray Degmada Afgooye […]

somaliswden

Dhagesyo:Soomaali u tartamaysa xildhibaannimada Baarlamaanka Dalka Sweden

31st August 2018 admin 0

Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018, Laba ka mid ah […]

fgarmajo

Sawiro:Madaxwayaasha Soomaliya iyo Shiinaha oo Kulan la yeeshay Iyo Heshiis ay kala saxiideen

31st August 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin […]

xasan

Daawo:Ra’iisul Wasaare khayre ayaa booqasho ugu tagey Madaxwaynihii hore Xasan Sh. Maxamuud .

30th August 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa booqasho ugu tagey Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxwaynihii hore ee Dalka Xasan Sh. […]

axmed madoobe

Dhagesyo:Dood adag oo looga dooday Bananbaxyada looga soo horjeedo Axmed Madoobe

30th August 2018 admin 0

Waxaa Deegaanada jubbaland kasocda Bananbaxyo looga soo Horjeedo Madaxda sarre Maamulka Jubbaland, Bananbaxyadaan ayaa waxaay kadhaceen Magaalooyinka Ceelwaaq, Baardheere, Buurdhuubo, Dhoobley iyo Afmadow waxaana lafilayaa […]

southafrica

Daawo:Khasaaro Hantiyadeed oo ganacsatada Soomaalida kasoo gaaray southafrica

30th August 2018 admin 0

Rabshadahaan oo bilowday Shalay Barqadii ayaa waxaa khasaaro hantiyadeed uu kasoo gaaray ganacsatada Soomaalida ee ku nool deegaanka Saweto ee duleedka magaaladda Johannesburg, Ganacsatada ayaa […]

No Image

Daawo:Madaxwayanaha soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dalka Shiinaha

30th August 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha […]

No Image

Muuqaal: Khayre iyo wasiirradiisa ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay Stadium Muqdisho

30th August 2018 admin 0

Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo qeyb ka ah barnaamijka isxilqaan […]

axmed madoobe

Daawo:Bananbax looga soo Horjeeda Madaxda Sarre Jubbaland oo dhacay Degmada Ceelwaaq

30th August 2018 admin 0

Magalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa haatan ka socda Banaanbax ay dhigayaan dadwayne farabadan iyo Masuuliyinnta ku nool Magalada Ceelwaaq, Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa waxa […]

Xasan Shiiq Madaxwaynihii hore Somaliya oo Muqdisho kusoo laabtay

30th August 2018 admin 0

Waxaa Magalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyey,xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro iyo wasiiro […]

No Image

Muuqaal:Gudiga Difaaca Puntaland ayaa Beeniyay Warar ay Baahiyeen madaxda Somaliland

30th August 2018 admin 0
xaashi

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ka qaybgalay xaflad qalin jebin ah

30th August 2018 admin 0

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka qayb galay Munaasabad ka dhacday Jaamacada Soomaliyeed oo ku qalan jabiyeen arday kabadan 1,379 ayaa Hambalyo […]

Posts pagination

1 2 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes