Guddoomiyaha Aqalka sare oo ka qaybgalay xaflad qalin jebin ah

xaashi

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka qayb galay Munaasabad ka dhacday Jaamacada Soomaliyeed oo ku qalan jabiyeen arday kabadan 1,379 ayaa Hambalyo u diray ardayda, Macalimiinta iyo Maamulka Jaamacadda Soomaaliya 1,379 ka arday ee qalin jabisay waxaan lee yahay horay u socda, kordhiyana abuurista shaqooyinka si shaqooyin ay uga helaan dadka Soomaaliyeed” ayuu yiri Guddoomiyaha Aqalka Sare.
Gaba gabadii munaasabadda ayaa masuuliyiintii ka socotay Dowladda iyo Jaamacadda Soomaaliya waxa ay halkaasi shahaadooyinkooda ku guddoonsiiyeen Ardaydii kaalimaha hore ka galay Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.