Madaxweynaha Galmudug oo 3 Bilood Galmudug ka maqnaa ayaa adaaya Magaalada Kismaayo

xaaf

Madaxda Galmudug ayaa waqtigoodana inta badan ku dhameysta Magaalada Muqdisho iyadoo ay yar tahay Waqtiga ay joogaan Deegaanada Galmudug, Madaxwaynaha Galmudug Xaaf oo kulan uu la yeeshay Golaha wasiirada Galmudug kaas oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb waxuu ku sheegay inuu safar ku tagi doono Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland halkaas oo ka dhici doono Shirka Madaxda maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.