Daawo:Ururka Naafada Deegaanka Caabudwaq Oo Cabasho Ka Muujiyey Xaalado Soo Food Saaray.

Naafada kunool magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud oo ka hadlay xaalad Bini’aadnimo oo haysata ayaa waxay sheegeen inaysan wax taakula aysan ka helin dowlada federaalka ah iyo maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.