Xasan Shiiq Madaxwaynihii hore Somaliya oo Muqdisho kusoo laabtay

Waxaa Magalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyey,xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,Wasiiro iyo wasiiro katirsan dowlada Federaalka ah ee Soomaliya.

Madaxwaynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiiq ayaa waxuu Modoyinkii dambe kusugnaa dalka Turkiga halkaas oo hoy u ahayd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.