Daawo:Bananbax looga soo Horjeeda Madaxda Sarre Jubbaland oo dhacay Degmada Ceelwaaq

axmed madoobe

Magalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa haatan ka socda Banaanbax ay dhigayaan dadwayne farabadan iyo Masuuliyinnta ku nool Magalada Ceelwaaq,

Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa waxa ay ku qaylinayeen hadalo lid ku madaxda sarre ee Jubbaland ee ugu horeeyo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed  Madoobe , Banabaxayaasha ayaa waxay isugu soo baxeen Banaanka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxay ku dhawaaqayeen hadalo ay ka mid yihiin in Madaxda sarre ee Jubbaland ku fashilmeen Hogaanka Jubbaland loona baahan inuu is casilo Madaxwaynaha Jubbaland.
Guud ahan Degmooyinka Jubbaland ayaa waxaa Horay uga dhacay Bananbaxyo looga soo Horjeedo  Madaxwaynaha jubbaland Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.