Dhagesyo:Dood adag oo looga dooday Bananbaxyada looga soo horjeedo Axmed Madoobe

axmed madoobe

Waxaa Deegaanada jubbaland kasocda Bananbaxyo looga soo Horjeedo Madaxda sarre Maamulka Jubbaland, Bananbaxyadaan ayaa waxaay kadhaceen Magaalooyinka Ceelwaaq, Baardheere, Buurdhuubo, Dhoobley iyo Afmadow waxaana lafilayaa kuwa kale oo looga soo Horjeedo Maamulka uu hogaamiyo Axmed madoobe inay ka dhacaan Magaaliyinka Kala ah Luuq, Baladxaawo, Doolow iyo kismaayo.

Idaacada VOA Qaybteeda Afka Soomaliga ayaa waxay qabatay Dood looga Doodaya Bananbaxyada looga Soo Horjeedo Madaxda maamulka Jubbaland.

Hoos kadhayso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.