Daawo:Khasaaro Hantiyadeed oo ganacsatada Soomaalida kasoo gaaray southafrica

southafrica

Rabshadahaan oo bilowday Shalay Barqadii ayaa waxaa khasaaro hantiyadeed uu kasoo gaaray ganacsatada Soomaalida ee ku nool deegaanka Saweto ee duleedka magaaladda Johannesburg, Ganacsatada ayaa waxaa sheegeen in laga boobay ku dhawaad Sagaal dukaan oo ay Soomaalida leedahay oo ku yaalay xaafadaha Soweto oo rabshadahaa ay ka socdaan 30 Dukaamo kale ahna waa laga soo raray deegaankaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.