Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

No Image

Ciidamada dowlada oo soo afjaray howlgalladii Caawa Ka dhacay Muqdisho”Sawiro”

23rd February 2018 admin 0

Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada Qaranka ayaa caawa soo afjaray howlgallo ay kaga hortageen dhagar qabayaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar ku […]

qarax

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo isu socodka Magaalada oo Caadi kusoo Noqday

23rd February 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya magalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Qaraxyo iyo Rasaas ay Xili Maqrabkii ah ay ka dhaceen Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya iyo meel u […]

mareeye

Daawo:Wasiir Maareeye oo Sheegay in Dadkii iyo Dalkii Soomaliland laga Haysto

23rd February 2018 admin 0

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Dowlada fedaraalka Soomaaliya iyo Soomaaliland wuxuuna sheegay […]

puntland

Daawo:Musharaxa Mawaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo lagu soo dhaweeyey garoonka dirayadaha Minnesota

23rd February 2018 admin 0

Waxaa Soo dhaweyn Balaaran loogu sameeyey Garoonka diyaradaha Minnesota Musharaxa Madaxwaynaha Puntland wasiirkii hore Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire, waxaana la filayaa inuu kulan balaaran […]

No Image

Dhageyso:Wasiirkii Caafimaadka Jubbaland oo Norway iska dhiibay iyo Wasiiro kale oo Nairobi Ufakaday

23rd February 2018 admin 0

Wasiirkii Caafimaadka Dowlad-gobboleedka Jubaland Cali Xaaji Nuur oo iska dhiibay waddanka Norway ayaa warqadiisa Iscasilaadda Waxa Uu u Soo diray Madaxtooyada Jubaland, dhankale waxaa Magaalada […]

bosaso

Daawo:Diginiin kusocota Puntland & Somaliland iyo Dalka Jabuuti oo gabi ahaanba ka joojisey DP world iney maamusho dakadeeda jibouti

23rd February 2018 admin 0

Dowlada Jabuuti ayaa waxay shaqadii ka joojisay shirka DP World oo Maamulaysan Dakada wayn ee Magaalada Jabuuti waxayna dowlada Jabuuti sheegtay inay shirka DP World […]

isbitaal

Daawo:Dad qaba Shuban Biyoodka oo lakeenay Isbitaalka Jowhar

23rd February 2018 admin 0
turky

Baralamaanka Soomaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga”Sawiro”

23rd February 2018 admin 0

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminaayey Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo, Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb […]

madoobe

Akhriso Warbixin Laga sameeyey Dulmiga,Dilalka Masaafurinta Axmed Madoobe kuhayo Shacabka Jubbaland

23rd February 2018 admin 0

Waa Maalin Jimco ah Bisha Feebaraayo tahay 23 Sanadka 2018 wax yaabaha aad qormadan kaga bogan doontaan waxaa ka mid ah Dhaca, Dilka, Isu ekaanshaha […]

No Image

Magaaladda Baydhabo ayaa maanta si weyn looga xusay maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

23rd February 2018 admin 0
No Image

Daawo: War bixin In kabadan sanad dowlada Soomaaliya safiir ma aysan usoo magacaabin Kenya.

23rd February 2018 admin 0

Wadanka Kenya oo ay sugan yihiin Soomali aad badan oo misugu jirta qaxooti Iyo kuwa kalaba ayaa in kabadan Sanad aysan lahayn Safiir waxaana shaqada […]

dalxa

Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay xuska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

22nd February 2018 admin 0

Xildhibaan Dalxa ayaa waxuu ka hadlay Maalinta Xuska asluubta ayaa waxuu hambalyo u diray dhamaan ciidamada Asluubta Saraakiisha,Saraakiil Xigeenka Iyo qoysaskooda waxaa kaloo sheegay ciidamada […]

No Image

Muqdisho Xuska Sanad Guurada 48aad Ee Aas aaska Ciidamada Asluubta

22nd February 2018 admin 0
saabir

Bal Akhriso Dhibaatooyinkii kala duwanaa ee iga qabsatay Kismayo taas oo igu kaliftay in aan ka haajiro Magalada Kismayo.

22nd February 2018 admin 0

Is bar bar dhig dhibaatadan iyo kuwa loo gyesto shacabka dulman ee ku nool Kismayo kee badan tolow shacabkaa badan isumana dhawa hoos ka akhriso […]

DEG,DEG Maamulka jubbaland ayaa xabsiga u,taxaabay ganacsade Miir Yusuf oo kamid ah gacan,satada magaalada kismaayo.

22nd February 2018 admin 0

Ganasade miir yuusuf ayaa xadhigiis waxaa amar kubixiyay madaxaweynaha maamulka jubaland axmed maxamed islaam (axmed madoobe) kadib kulan ay shalay ku yeesheen magaalada kismaayo gaar […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes