Baralamaanka Soomaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Turkiga”Sawiro”

turky

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminaayey Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo, Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb galay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) , guddiga saaxiibtinimada Turkiga iyo Soomaaliya ee Golaha Shacabka Soomaaliya iyo guddig Arrimaha dibedda ee Golaha Shacabka.

Guddoomiyaasha labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi Iyo Jawaari ayaa Turkiga uga Mahadceliyey Taageeradda ay Shacabka Soomaaliyeed la garab taagan yihiin sida Mashaariicda Hormarineed ee ay Soomaaliya ka wadaan.
turky

turky

turky

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.