Daawo: War bixin In kabadan sanad dowlada Soomaaliya safiir ma aysan usoo magacaabin Kenya.

Wadanka Kenya oo ay sugan yihiin Soomali aad badan oo misugu jirta qaxooti Iyo kuwa kalaba ayaa in kabadan Sanad aysan lahayn Safiir waxaana shaqada siiwada Safiir kuxigeenka Iyo qaybaha kala duwan ee shaqaalaha safaaerada Soomaliya.

Waxaa Jira Baahi wayn loo qabo in safiir loo soo magacaabo Magaalada dalka Kenya madaama uu yahay Dal aad mahimm uGu ah Dowlafda Iyo shacabaka Soomaliyeed lamana oga inta ay qaadan doonto in safiir loo soo magacaabo Dalka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.