Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay xuska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

dalxa

Xildhibaan Dalxa ayaa waxuu ka hadlay Maalinta Xuska asluubta ayaa waxuu hambalyo u diray dhamaan ciidamada Asluubta Saraakiisha,Saraakiil Xigeenka Iyo qoysaskooda waxaa kaloo sheegay ciidamada Asluubta shaqadooda ma ahan Xabsiga ee waxay aqoon baraan shacabka Soomaliyeed sida Diinta, Iyo Farsamada Gacanta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.