Daawo:Diginiin kusocota Puntland & Somaliland iyo Dalka Jabuuti oo gabi ahaanba ka joojisey DP world iney maamusho dakadeeda jibouti

bosaso

Dowlada Jabuuti ayaa waxay shaqadii ka joojisay shirka DP World oo Maamulaysan Dakada wayn ee Magaalada Jabuuti waxayna dowlada Jabuuti sheegtay inay shirka DP World ay ka dhaga adeegeen inaan heshiiska ay isla galeen Jabuuti Iyo Shirka DP world wax laga badalo waxay kaloo sheegeen dowlada Jabuuti inay shirka DP world Kahortamid in dekad kale laga dhiso dalka Jabuuti iyadoo Dp World dakado ka dhisayso dalalka dariska ah.

Eedeemahaan loo soo jeediyey shirkada laga lee yahay Dp world ayaa ah kuwa aan la aqbali Karin waxayna tani digniin u tahay Puntland Iyo Somaliland oo heshiis la galay shirka DP world.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.