Dhageyso:Wasiirkii Caafimaadka Jubbaland oo Norway iska dhiibay iyo Wasiiro kale oo Nairobi Ufakaday

Wasiirkii Caafimaadka Dowlad-gobboleedka Jubaland Cali Xaaji Nuur oo iska dhiibay waddanka Norway ayaa warqadiisa Iscasilaadda Waxa Uu u Soo diray Madaxtooyada Jubaland, dhankale waxaa Magaalada Nairobi u goostay Wasiiro tiradooda kabadan Shan lamana oga inay ayakuna iska dhiibayaan dalka dibadiisa.

Maamulka Axmed madoobe ayaa waxuu dhibato isu jirta Dil,dhac,barakicin Iyo masaafurin ku hayaa Bulshada Jubbaland sida shacabka, xildhibanada Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada, dhanka kale Wasiirada Jubbaland ayaa la xaquuq ahayn kuwa maamul Goboleedyada kale.

Hoos ka dhageyso warbixinta Radio Simba Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.