Daawo:Musharaxa Mawaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo lagu soo dhaweeyey garoonka dirayadaha Minnesota

puntland

Waxaa Soo dhaweyn Balaaran loogu sameeyey Garoonka diyaradaha Minnesota Musharaxa Madaxwaynaha Puntland wasiirkii hore Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire, waxaana la filayaa inuu kulan balaaran la yeesho Jaaliyada Puntland ee Maraykanka.

Musharaxa Mawaynaha Puntland Faarax Cali Shire ayaa uGu mahad celiyey sida wanagsan ee Jaaliyada ay uGu soo dhaweeyey Garoonka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.