Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

garbo

Daawo:Maamulka Magaalada Garbahaaray ayaa Booqday Xerada Tababarka Ciidmada ee Degmada Garbahaaray

1st February 2018 admin 0

Sawirro:-Agaasime Koofi Oo Amar Dul-Dhigay Madaxda Waaxyaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha

1st February 2018 admin 0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col.Mohamed Adam Kofi ayaa maanta soo xiray tababar labo maalin u socday madaxda waaxyaha Hay’adda oo lagu […]

Sawirro:-Somalia Iyo Sacuudiga Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dowladood

1st February 2018 admin 0

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Awqaafya iyo Arrimaha Diinta XFS, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdixakiim Xassan Ashkir ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda […]

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ciidamada Dowladda Lagula Eegtay Duleedka Muqdisho

1st February 2018 admin 0

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro dhaliyay oo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayaa […]

No Image

Ciidamada isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo taliye cusub loo magacaabay.

1st February 2018 admin 0

Jen.Cabdiwali Jaamac Gorod Taliyaha ciidamada militariga soomaaliya ayaa taliye u magacaabay ciidamada isku dhafka ah ee kusugan Magaalada Gaalkacyo kuwaas oo looga tala galay inay […]

No Image

Akhriso:Qormo Ku Saabsan Xogta Rasmiga ee Kajirta Kismaayo W/Q MM

1st February 2018 admin 0

QORMO KUSAABSAN XOGTA RASMIGAA EE KAJIRTA MAGAALADDA KISMAAYO ——————————————————————- waxaan kusoo ururiyay dhawr Qodob. 1- Caburin Bulsho, saxaafadeed, iyo siyaasiyiin. BULSHADDA Dadka kunool magaalada kismaayo […]

Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo Dhagax Dhigay Xarunta D/Wadajir Oo Ku Bur-Burtay Qaraxii Ka Dhacay

1st February 2018 admin 0

Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa Maanta dhagax dhigay Xarunta Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo dayactir […]

Taliyihii Saldhiga Degmada Guriceel Iyo Saraakiil Kale Oo Lagu Xiray Baladweyne

1st February 2018 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Hir-Shabeelle ay Xabsiga dhigeen Saraakiil ka tirsan ciidamada […]

Sawirro:-Dowladaha Somalia & Qatar Oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Dhexmara Labada Dhinac

1st February 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Isse Awad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed […]

Isticmaalka Facebook oo hoos u dhacay.

1st February 2018 admin 0

Asaasaha Facebook-ga Mark Zuckerberg ayaa sheegay in isbedela lagu sameeyay qaabka daalacashada wararka ee Facebook-ga ay sababtay inuu hoos u dhac ku yimaado dadka isticmaala […]

Taliska Ciidanka Booliska Puntaland oo faafaahin ka bixiyay weerarkii shalay lagu qaaday Wasiiru Dowlada Dagadaha Puntland.

1st February 2018 admin 0

Taliska Ciidamada Booliska ee Maamulka Puntland ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii shalay lagu qaaday wasiiro Dowlihii Dekadaha ee Puntland, Sidoo kala taliska ayaa sheegay in […]

Taliyaha Cusub ee AMISOM oo sheegay in uu bilaabi doono qorshe ka dhan ah Al-shabaab. February

1st February 2018 admin 0

Jen.Jim Beesigye Owoyesigire oo noqonaya Taliyaha cusub ee Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa xilka kala wareegay taliyihii hore […]

Sanbaloolshe oo sheegay in Dowlada dhankeed looga awood sheegtay.

1st February 2018 admin 0

Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe taliyihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa dhaliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhawaan laga guuleystay kursi […]

doolow

Maamulka Degmada Dooloow oo kulamo la qaatay bulshada degmadaas

1st February 2018 admin 0

Maamulka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxuu kulama la qaatay Bulshada degmadaas, Gudoomiyaha Degmada Doolow Eedle Xasan Cabdulaahi oo kulan laqaatay ayaa waxuu uga […]

No Image

Kulan looga hadlaayey Safarkii madaxwaynaha soomaliya ayaa muqdisho kadhacay

1st February 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 25 26 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes