Ciidamada isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo taliye cusub loo magacaabay.

Jen.Cabdiwali Jaamac Gorod Taliyaha ciidamada militariga soomaaliya ayaa taliye u magacaabay ciidamada isku dhafka ah ee kusugan Magaalada Gaalkacyo kuwaas oo looga tala galay inay xaqiijiyaan amaanka Magaaladaasi.

Cabdi Cabdulaahi Maxamuud ayaa loo magacaabay taliyaha Ciidamadaas isku dhafka ah ee sugaya amaanka Magaalada Gaalkacyo.

Taliyahaan ayaa ka shaqeynayay xafiiska Reysul wasaaraha xukumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Maamulada Piuntaland iyo Galmudug ayaa dhawaan ciidamadan isku dhafka ah ka hirgiliyay gobolka Mudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.