Maamulka Degmada Dooloow oo kulamo la qaatay bulshada degmadaas

doolow

Maamulka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxuu kulama la qaatay Bulshada degmadaas, Gudoomiyaha Degmada Doolow Eedle Xasan Cabdulaahi oo kulan laqaatay ayaa waxuu uga warbixiyey sidii looga qayb qaadan lahaa dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.