Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

gaas

Madaxwayne gaas oo Xariga ka jaraya Iskullka

28th February 2018 admin 0
wasiir

Daawo:Amisom oo dil iyo dhaawac ay ugaystay Ciidamada Soomaliya Gudi loo Saaray

27th February 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda FEderaalka Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Guddi ay u saareen Baaritaanka dhacdadii Ciidamada AMISOM ay ku dileen Askari […]

xaaf

Madaxwaynaha Galmudug Ma Muqdishuu u yahay Madaxwayne Mise Galmudug?

27th February 2018 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada dhuusamareeb oo ah Xarunta Maamulka Galmudug, Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa […]

No Image

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Oo Furay Tababar Ku Saabsan ladagalanka Musuq maasuqa

27th February 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa tababar ku saabsan dib-u-habeynta iyo casriyeynta maamulka iyo dakhliga u furay shaqaalaha […]

dorasho

Muqdisho:Xubin Ka Banaan Baarlamaanka Somaliya Oo La Doortay

27th February 2018 admin 0

Sawiro:-Maxkamada Sare Ee Kenya Oo Go’aan Ka Gaartay Muran Ka Dhaxeeyay Aadan Barre Ducaale Iyo Faarax Macallin

27th February 2018 admin 0

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ugu dambeyn go’aan ka soo saartay kursigii Gaarisa ee ay ku muransanaayeen Aadan Barre Ducaale iyo Faarax Macallin. Maxkamadda […]

deg

War deg deg ah:- Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka bilaawday Degmada Baardheere.

27th February 2018 admin 0

Wararka naga soo gaarayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa soo sheegayo in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helayo […]

Shabaab oo sheegtay in ay dileen Sarkaal Ciidan

27th February 2018 admin 0

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Puntland. Rag ku hubeysan Bastoolado […]

No Image

Khayre oo kulan gaar ah la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan Imaaraadka Carabta

27th February 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah magaalada Abu Dubai ee isutagga Imaaraadka kula yeeshay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda dalkaasi. […]

Warar Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Maxaabiis Shabaab Ah Oo Ka Baxsaday Xabsiga Garoowe

27th February 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, ayaa sheegaya in guri ay maxbuus ku ahaayeen Maxaabiis Shabaab ah inay ka baxsadeen halkaasi. Maxaabiista ayaa […]

Mid ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay duleedka Muqdisho.

27th February 2018 admin 0

Kooxo hubeysan ayaa Xalay fiidkii Xaafada Sarkuusta ee duleydka magaalada Muqdisho ku dishay Allaha u naxariistee mid ka mid ah ergadii soo dooratay xildhibaanada barlamaanka […]

No Image

Dhuusamareeb oo maanta ay ka bilaaban doonto isku dhafka Galmudug iy Ahlusuna.

27th February 2018 admin 0

Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa maanta ku wajahan yahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulkaasi. Wararka ka imaanayo magaalada dhuusamareeb inay halkaas ka […]

Dowlada Uganda oo marti gilin doonto shir looga hadlayo arimaha AMISOM.

27th February 2018 admin 0

Madaxda wadamadda ciidamadoodu ay ka mid yihiin howlgalka Soomaaliya ee AMISOM ayaa ku kulmi doonaa Magaaladda Kampala ee dalka Uganda si ay uga hadlaan nidaamka […]

ciilmiige

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo sheegay In jubbaland 10 Lagu digay

27th February 2018 admin 0
No Image

Waa Maxay Ujeedka Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Waftiga uu hoggaaminayo ay ku Tageen Imaaraadka”Sawirro”

26th February 2018 admin 0

Waxaa mudooyinkii dambe Madow Soo kala dhex galay Xirirka Dowlada soomaliya Iyo Imaardka DHadaba dowlada Imaardka ayaa waxay Casumaad u fidisay Dowlada Soomaliya si loo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes