Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Oo Furay Tababar Ku Saabsan ladagalanka Musuq maasuqa

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa tababar ku saabsan dib-u-habeynta iyo casriyeynta maamulka iyo dakhliga u furay shaqaalaha Gobolka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in tababarkan uu qeyb ka yahay dadaallada ku saabsan dib-u-habeynta wax-yaha Maamulka Gobolka iyo sidii loo asteyn lahaa hannaan ku saleysan hufnaan maaliyadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.