Daawo:Amisom oo dil iyo dhaawac ay ugaystay Ciidamada Soomaliya Gudi loo Saaray

wasiir

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda FEderaalka Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Guddi ay u saareen Baaritaanka dhacdadii Ciidamada AMISOM ay ku dileen Askari ka Tirsanaa Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA kuna dhaaweceen shacab.
Magacaabista guddigan ayaa ka diambeysay kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya,oo ay wehliyaan,Wasiiru Dowlaha Amniga,Taliyaha Hay’adda NISA iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Faransisco Madera oo ay wehliyaan Taliyaasha Booliska iyo Militariga ee AMISOM.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.