Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

muuse

Madaxweynaha Somaliland oo maanta kulamo la leh Madaxda Jabuuti.

7th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa xalay kulamo la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti. Waxaa  uu kulan la qaatay […]

No Image

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku wajahan Garowe

7th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay ku wajahan magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Safarka Madaxweynaha ayaa noqonaya kii ugu horeeyay […]

tabit

Gudoomiye Thaabid oo amar ku bixiyay in gacanta lagu soo dhigo dadkii ka dambeeyay dilkii habeen hore ka dhacay xamarweyne

7th January 2018 admin 0

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay […]

qaad

Ganacsatada Qaadka kenya oo Cabsi ka muujiyay Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

7th January 2018 admin 0

Dadka Daabula Qaadka ayaa sheegay in ay Badasheen wadooyinkii ay soo marin jireen qaadka lageeyo Gobolka Woqooyi Bari Kenya iyo Koofurta Soomaaliya Cabsi ay ka […]

No Image

Qaar kamida shacabka Soomaliland ayaa kacabanaya Sixir Barar

7th January 2018 admin 0
shakur

Daawo:Waraysi Horudhaca oo lala yeesha C/Cabdishakuur ayaa Sheegay in Beeshiisu Xabsiga kasii daysay

6th January 2018 admin 0

Tvga Horn cable ayaa waxuu waraysi la yeeshay Cabdirahman Cabdi Shakuur wuxuuna lga wareysay arimo badan oo kamid yihiin xarigiisi,sida uu arko dolwada Soomaliya Iyo […]

No Image

Daawo:CiidankaIlaalada Madaxwaynaha Soomaliya oo Soo gaaray Garoowe

6th January 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Garoowe ee caasumada Maamul goboleedka Puntland gaaray ciidanka Ilaada madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo berrito la filayo inuu halkaasi safarkiisii u horreeyay […]

muuse

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo gaaray Dalka Jabuuti

6th January 2018 admin 0
shaah

Maqal iyo Muuqaal:Wariye Shaashaa ayaa Maamulka Hirshabeele kusoo ogeen dambi aan ahayn kii lagu Xiray

6th January 2018 admin 0

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Shabeellaha Dhexe Adan Yaroow ayaa sheegay in Wariye Shaashaa aanan loo xirin fal la xiriira Saxaafadda balse lagu soo eedeeyay in […]

tabit

Daawo:Gudoomiyaha G/Banaadir oo shaaciyay In uu baaqday Shirkii Wadatashiga iyo Nabadeynta Caasimada

6th January 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Shaaciyay in uu baaqday shirkii Nabadeynta iyo horumarka Caasimadda kaas oo Beri ka furmi […]

No Image

Gudoomiye Thaabid oo amar ku bixiyay in gacanta lagu soo dhigo dadkii ka dambeeyay dilkii xalay ka dhacay xamarweyne

6th January 2018 admin 0

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo lagu wado inuu xariga ka jaro Airport-ka Garowe

6th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu xariga ka jaro Dhismaha Garoonka Magaalada Garowe. Madaxweynaha ayaa Maanta iyo Berri Midkood gaari […]

jim

Marin habaabinta dhalinyarada Soomaaliyeed W/Q Jimcaale

6th January 2018 admin 0

Waxay ahayd 05/01/2017 fiidnimadii waqtiga London mar aan daawanaayey mid ka mid ah tiifiiyada Soomaalida ee aan la kulmay Urur dhalinyaro ee ka jira qayb […]

Q.M. oo sheegtay in ay soo celisay Qaxooti Soomaali ah oo ku nool Dalka Yemen

6th January 2018 admin 0

Intii lagu guda jiray maalmihii kama danbeesta ah ee sanadkii 2017-ka hay’ada socdaalka aduunka ee IOM ayaa soo dhamestirtay laba socdaal ay uga soo Amba-bixisay […]

bardheere

Maamulka Sh/Hoose oo shabaab ku eedeeyay in shacabka ay ka hor istaagayn Tac-bashada Beeraha.

6th January 2018 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobalka Shabeelaha Hoose Xassan Abuukar Jimcaale ayaa sheegay in Shabaab ay dhibaato badan ku hayaan dadka ku nool degmooyinka ay maamulaan. […]

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes