Maqal iyo Muuqaal:Wariye Shaashaa ayaa Maamulka Hirshabeele kusoo ogeen dambi aan ahayn kii lagu Xiray

shaah

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Shabeellaha Dhexe Adan Yaroow ayaa sheegay in Wariye Shaashaa aanan loo xirin fal la xiriira Saxaafadda balse lagu soo eedeeyay in uu musuq maasuqay lacago deeq ah oo uu aruuriyay taas oo loogu talo galay dadkii ku waxyeelabay qarixii Zoobe.

Waxaa kaloo intaas ku daray taliyuhu in ay Wariye Shaashaa ku socoto baaris isla markaana dhawaan ay maxkamada horkeeni doonaanon, Wariye shaashaa ayaa xiran in kabadan asbuuc waxaana loo xiray sida wararka sheegayaan kadib markii madaxada uGu sareysa ay jeclaysan waayeen hadlada wariya Dulmidiid shaahsaa ee aysan ahayn waxa taliyaha Booliska sheegayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.