Daawo:Gudoomiyaha G/Banaadir oo shaaciyay In uu baaqday Shirkii Wadatashiga iyo Nabadeynta Caasimada

tabit

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Shaaciyay in uu baaqday shirkii Nabadeynta iyo horumarka Caasimadda kaas oo Beri ka furmi lahaa Muqdisho.
Shirkan ayaa Gudoomiye Taabit waxa uu iclaamiyay 27 Bishii December ee Sanadkii tegay ee 2017 xili uu degmada Kaxda ka furayay howlaha diriseynta Gobolka Banaadir.
Taabit Cabdi Maxamed ayaa baaqashada shirkaas ku soo koobay sababo farsamo balse faah faahin dheer kama uusan bixin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.