Daawo:CiidankaIlaalada Madaxwaynaha Soomaliya oo Soo gaaray Garoowe

Waxaa Magaalada Garoowe ee caasumada Maamul goboleedka Puntland gaaray ciidanka Ilaada madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo berrito la filayo inuu halkaasi safarkiisii u horreeyay ku tago.

Magaalada Garoowe ayaa waxay sidoo kale u diyaargarowda soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socda waxaana la qurxiyey wadooyinka Mgaalada Waxaana ku at kaysaa masawirka Madaxwaynaha Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.