Maamulka Sh/Hoose oo shabaab ku eedeeyay in shacabka ay ka hor istaagayn Tac-bashada Beeraha.

bardheere

Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobalka Shabeelaha Hoose Xassan Abuukar Jimcaale ayaa sheegay in Shabaab ay dhibaato badan ku hayaan dadka ku nool degmooyinka ay maamulaan.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in Shabaab ay shacabka u diideeyn Tacbashada Beeraha, taasina ay dhibaato ku noqotay dad badan oo beeraley ah sida uu hadalka u dhigay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.