Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

No Image

Madaxweynaha Soomaaliland oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beleedka ka jira degaano ka tirsan gobalka Sool.

27th December 2017 admin 0

Muuse Biixi Cabdi  Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uu ugu hadlay Dagaal beeleedyo ka taagan Deegaano katirsan Gobolka […]

southafrica

Wax ka ogow Dab ka kacay Degmada Afgooye oo qasaare geystay

27th December 2017 admin 0

Dab gasytay qasaaro hantiyeed iyo dhaawac ayaa ka dhacay guri ku yaala Xaafada dhagaxtuur ee degmada Afgooye Dabkaan ayaa ka dhashay sida lasheegay koronto lasheegay […]

No Image

Daawo:Guddoomiyaha Guddida Doorashada Oo Gaaray Magaalada Kismaayo

26th December 2017 admin 0
No Image

Daawo:Isfahan La’aan kajira ansixinta wasiirada Hirshabeele

26th December 2017 admin 0

Waxaa Maanta lagu waday in la ansixiyo Wasiirada Maamulka Hirshabeele lakiin wuu baaqday Kulankaas ay xildhibaanada maanta ku lahaayeen Jowhar, kulankaasi oo ahaa mid deg […]

puntland

Ciyaartoyda Puntland dhamaantood ayaa lagu soo dhaweeyay Garowe Meesha kuwa Jubbaland qaarkood looga soo tagay Muqdisho

26th December 2017 admin 0

Ciyaar yahanada Xulka kubada Cagta Puntland uga qay galaayey ciyaaraha maamul Goboleedyada ee lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Garoonka […]

taabit

Gudoomiyaha G Banaadir Cidii lagu qabta Musuq maasuq talaabo sharci ah ayaa laga qaadayaa

26th December 2017 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Deresenta iyo Amniga, Gudoomiye […]

coldon

Daawo:Cabdi Maalik Coldoon si wayn loogu soo dhaweeyey Dalka Qadar

26th December 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Doxa ee dalka qadar lagu soo dhaweeyey samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon waxauuna Coldoon uga mahadceliyey sida wanaagsan ee jaaliyada soomaliyeed uGu soo dhaweeyeen […]

No Image

Maqal,Muuqaal+Sawiro:Shir lagu Heshiisiinayo beelo ayaa ka dhacay Degmada Caabudwaaq

26th December 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ka furmay Shir lagu heshiisiinayo beelaha daga Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, kulankaan aya waxaa kazoo qayb galay Odayaasha,waxgaradka dhalinyarada iyo qaqybaha […]

No Image

Kulankii Baarlamaanka Hirshabeelle oo kooram la’aan u baaqday.

26th December 2017 admin 0

Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegayo in uu kooram la’aan u baaqday Kulankii ay xildhibaanada maanta ku lahaayeen […]

dab

Goobo Ganacsi oo ku gubtay dab ka kacay magaalada Tog-Wajaale ee Soomaaliland

26th December 2017 admin 0

Boqolaal meherado ah oo ku yaal magaalada Tog-Wajaale ee duleedka Gabiley ayaa u gubtay dab xalley goor dambe ka kacay bakhaaradaasi. Ilaa hadda lama oga […]

No Image

Koofur Galbeed “Al-Shabaab waan ka saareynaa Goobaha ay ka joogaan Deegaanadayna “

26th December 2017 admin 0

Saraakiisha amaanka maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay deegaanada maamulkaasi kaga saarayaan Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ku sugan meelo badan oo ka […]

Shacabka Liberia oo maanta u dareerayo wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Dalkaasi

26th December 2017 admin 0

Dadka reer Liberia waxa ay maanta markale u dareerayaan goobaha codbixinta si wareegga labaad ay ugu codeeyaan cidda noqonaysa madaxweynaha cusub ee waddankaasi. In ka […]

Soomaali sharciga lagala noqday

26th December 2017 admin 0

Dad tiradooda lagu qiyaasay dhowr Boqol oo qof oo Soomaali ah ayaa dhalashada lagala nqoday, kuwaasi oo ku nool dalka Norway, sida uu xaqiijiyay xildhibaan […]

No Image

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta codka Kalsoonida loo qaadayo.

26th December 2017 admin 0

Waxaa saakay lagu wadaa in magaalada Jowhar uu ka furmo Kulan deg deg oo muhiim ah kaas ay yeelan doonaan Baarlamaanka Hirshabeelle waxaana la horgeyn […]

Xaaladda Afgooye oo saakay degan, kadib dagaal xalay ka dhacay degmadaasi.

26th December 2017 admin 0

Xaaladda degmada Afgooye degan kadib weerar ay xalay ku soo qaadeyn dagaalamayaasha Al-Shabaab xaafad ka mid ah degmadaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Soomaaliya waxaana […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes