Daawo:Cabdi Maalik Coldoon si wayn loogu soo dhaweeyey Dalka Qadar

coldon

Waxaa Magaalada Doxa ee dalka qadar lagu soo dhaweeyey samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon waxauuna Coldoon uga mahadceliyey sida wanaagsan ee jaaliyada soomaliyeed uGu soo dhaweeyeen Dalka qadar wuxaana lafilayaa inuu Wariye coldoon Kulan laqaadan doono jaaliyada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.