Gudoomiyaha G Banaadir Cidii lagu qabta Musuq maasuq talaabo sharci ah ayaa laga qaadayaa

taabit

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Deresenta iyo Amniga, Gudoomiye Thaabit ayaa sheegay inuu la dagaalamaayo Musuq maasuqa cidii lagu arkana talaabo laga qaadayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.