Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

Guddiga doorashada madaxabanaan oo billaabay diiwaangelinta Xisbiyada

3rd December 2017 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxabanaan ee Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey),ayaa sheegtay in ilaa hadda ay hayaan codsiyada 7 Xisbi oo u diyaarsan hanaanka Xisbiyada […]

Dadkii ku dhintay Qaraxii Zoobe oo la sheegay in 500 ay kor-u dhaafeen

3rd December 2017 admin 0

Dhimashaddii ka dhalatay Weerarkii Gariga Xamuulka ah loo isticmaalay ee Muqdisho ka dhacay 14 kii October ayaa gaartay 512 Qof, sida ay Daabaceen Qaarka mid […]

garoowe

Ciidamada Ammaanka Puntland oo Magaalada Garowe ku qabtay Dhalinyaro ka badan 20

3rd December 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Puntland Howlgallo ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Garowe ay ku soo […]

Dagaal ka soconaya Yamen oo dad ku dhinteen

3rd December 2017 admin 0

Waxaa wali ka soconaya magaaalada caasimadda ah ee Sanca ee dalka Yamen, dagaalo u dhaxeeeya kooxaha falaagada Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yaman Cali […]

Al-shabaab oo sheegay in Labo Sargaal oo ka tirsan Ciidamada Jubbaland ay isu soo dhiibeen

3rd December 2017 admin 0

War lagu Faafiyay Warbaahinta Internetka ee lagu Qoro Wararka Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Shalay Gelinkii Dambe Magaalada Jilib Ee Gobolka Jubbada Dhexe ay iska […]

Nin soo xirtay Indho-shareer oo Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho

3rd December 2017 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo xalay ka hadlayay Munaasabad Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre uu ku soo bandhigayay Waxqabadka […]

galjecel

Daawo:Ugaaska beesha Gaaljecel oo si weyn maanta loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

3rd December 2017 admin 0
No Image

Daawo:Dibadbax Lagu Doonayo In Sharaciga La Horkeeno Ragii Diley Cabaas Siraaji Ayaa Ka Dhacay Baydhabo

3rd December 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ee maamulka Koofur Galbeed ka dhacay Bananbax lagu dalbanaayo in sharciga lahorkeeno dadkii ka dambeeyey Dilkii Allaha […]

No Image

Daawo: Khudbadii Raysawsaare Khayre Ka jeediyey kulankiii Kacdoonka Nabada

3rd December 2017 admin 0
dhabad

Dhageso+Sawiro:Dhabad oo lagu qabtay Xuska dhalashada Nabiga NNKH

3rd December 2017 admin 0

Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee Towfiiq ee Degmada Dhabad oo lagu qabtay Munaasabad lagu soo dhawaynayay Xuska dhalashada Nabigeena Muxumed (NNKH), Munaasabadaan oo ay […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha soomaliya oo dalka dib ugu soo Laabtey

2nd December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka Madaxweynaha […]

No Image

Dowlada Kenya oo dhulka soo Dhigtay Calanka Somaliland oo Guri gudihiis laga taagay iyo dadkii ka dambeeyey oo Kenya laga masaafuriyey

2nd December 2017 admin 0

Wararka aan ka helayno dalka Kenya ayaa sheegaya in Dawladda kenya ay dhulka soo dhigtay Calanka maamulka Somaliland ka dib markii xubno maamulkaas ka tirsan […]

shabab

Cabsi Laga dareemaayo Magaalada Cadaado iyo Alshabab oo soo gaaray degaano udhow Cadaado

2nd December 2017 admin 0

Magaalada Cadaado Oo Caasimada Ku Meel ah Dowlada gobaleedka Galmudug Ayaa waxaa laga dareemayaa Cabsi sida ay sheegayaan Shacabka Degmada Cadaado, waxaana Cabsidaan keentay Kadib […]

wasiir

Dhageyso+Sawiro:Wasiirka Gaashaandhiga ee xilka la wareegayo maanta ayaa sheegay In dagaal Kadhan ah Alshabab Lagu qaadi doono

2nd December 2017 admin 0

Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka dhacda xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee […]

farjo

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib Shir uu kaga qeyb galay Ivory Coast

2nd December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka Madaxweynaha […]

Posts pagination

« 1 … 33 34 35 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes