Dowlada Kenya oo dhulka soo Dhigtay Calanka Somaliland oo Guri gudihiis laga taagay iyo dadkii ka dambeeyey oo Kenya laga masaafuriyey

Wararka aan ka helayno dalka Kenya ayaa sheegaya in Dawladda kenya ay dhulka soo dhigtay Calanka maamulka Somaliland ka dib markii xubno maamulkaas ka tirsan ay guri ku yaala magalada Nairobi gudihiis at ka taageen .
 
waraka ayaa sheegayaa Guriga calanka laga suray ayaa loola jeeday Safaarada Somaliland ee Kenya, waxaana calanka meesha laga suray iyadoon wax aqoonsi ah Kenya laga haysan horayna loogu wargelin, kadib markii dowlada Kenya kawar heshay arinkaas ayaa waxaa laga fujiyey calankii guriga laga taagay ragii ka dambeeyey hawshaana dalka ayaa laga masaafuriyey sida ya sheegeen warbaahinta Kenya.
 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.