Daawo:Dibadbax Lagu Doonayo In Sharaciga La Horkeeno Ragii Diley Cabaas Siraaji Ayaa Ka Dhacay Baydhabo

Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ee maamulka Koofur Galbeed ka dhacay Bananbax lagu dalbanaayo in sharciga lahorkeeno dadkii ka dambeeyey Dilkii Allaha unaxariistee Wasiir Cabaas Siraajo dadkaan bananbaxayey ayaa waxay wateen boorar ay ku qoran yihiin waa in cadalada lahorkeenaa askarigii ka dambeeyey dilkii Cabaas Siraaji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.