Dhageso+Sawiro:Dhabad oo lagu qabtay Xuska dhalashada Nabiga NNKH

dhabad

Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee Towfiiq ee Degmada Dhabad oo lagu qabtay Munaasabad lagu soo dhawaynayay Xuska dhalashada Nabigeena Muxumed (NNKH), Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka,Macalimiinta iyo Ardeyda Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Towfiiq Primary And Secondary School ee Degmada Dhabad ayaa ujeedkeedu ahaa soo dhawaynta Xuska dhalashada Nabigeena Muxumed NNKH waxaana ka soo qayb galay Culumaa’udiin ,Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Barnaamijkaan inooga diyaarshey

dhabad

dhabad

dhabad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.