Dhageyso+Sawiro:Wasiirka Gaashaandhiga ee xilka la wareegayo maanta ayaa sheegay In dagaal Kadhan ah Alshabab Lagu qaadi doono

wasiir

Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka dhacda xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho, Waxaa ka qeybgalay xafladda Wasiirka guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya Wasiiro xildhibaano,Taliyaha ciidanka Xooga Dalka,saraakiil,Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya,iyo diblomaasiyiin kale.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh ee dhawaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare  Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in qorshayaasha Wasaaradda Difaaca Dalka ay tahay Dhismaha iyo qalabaynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo sidii Alshabab Dagaal balaaran loogu qaadi lahaa kaas oo socda hada lana sii balaarin doono insha allaah.


ciidan

ciidan

ciidan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.