Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

Garowe oo looga Dabaal degay Guushii xulka Puntland ka gaaray gobolka Banaadir

18th December 2017 admin 0
dabcasar

Daawo:Booliiska Soomaliland oo sheegay in Dabcasar Laxiray

18th December 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Hargaysa war saxaafadeed ku qabtay Booliiska Soomaliland oo sheegay in Dabcasar uuxiran yahay Maxkamadna Lahorkeenaayo Boliiska Soomaliland ayaa Beeniyey in Jirdil loo gaystay, […]

xeeriliyaha

TOP News: Soomaaliya oo ay kabilaabatay Nidaamka Sareynta Sharciga.

18th December 2017 Mohamed Abdi 0

Kudhawaad sodon sano oo Soomaaliya aysan kajirin nidaam iyo kala dambeyn ayey dowladda Soomaaliya waxa ay bilowday hanaanka sareynta sharciga, iyadoo cidkastoo sharciga ku xadgudubta […]

XOG: Dowladda Soomaaliya oo Fashilisay Qorshihii Imaaraatka Carabta, la damacsaneyd Soomaaliya.

18th December 2017 Mohamed Abdi 0

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay qabato gacantane kusoo dhigto Shakhsiyaad ku mashquulsanaa Duminta Dowladnimada soomaaliya, kuwaas oo shisheeye kasoo qaatay shilimaad qarankoodane u […]

far

Maqal iyo Muuqaal:Madaxweyne Soomaaliya ayaa ka hadlay dhaqaalihii uu Mareykanka ka jaray Ciidamada

18th December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo maanta tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka waxuuna kala […]

xeeriliyaha

Xeer ilaaliyaha qaranka “cid looga heebeysano iyo cid looga ganbanayo xaqiijinta sharciga ma jirto”

18th December 2017 admin 0

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo ka mid ah mas’uuliyiin maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ku raad […]

No Image

Wasiirka Amniga “Shirar aysan wasaarada amniga ka war heyn laguma qaban karo Muqdisho”

18th December 2017 admin 0

Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirar aysan ka warqabin Dowladda Soomaaliya in lagu qabto magaalada Muqdisho, Wasiirka ayaa […]

shakur

Daawo:Dowlada Soomaliyeed oo cadeysey Mowqifkeeda ku aadan Cabdirixmaan cabdi Shakuur

18th December 2017 admin 0
No Image

Dhagesyso:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Maxkamad ay la tiigsan doonaa C/raxmaan Cabdi Shakuur iyo kuwa kale oo qaran dumiska ah

18th December 2017 admin 0

Shir Jaraa’id uu Goordhow Warbaahinta u qabtay Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Xildhibaan ayaa sheegay in Guriga la weeraray uu ahaa mid laga abaabulayay qiyaano […]

wasiir

Wasaaradda Amniga oo goor-dhaw ka hadlaysa Xarigii loo gaystay Cabdirixaman Cabdishakuur”Sawiro”

18th December 2017 admin 0

Wariyiyaasha ka howlagala ayaa looga yeeray Xarunta taliska Ciidanka Booliska, waxayna soo sheegayaan in halkaasi ay ka hadli doonaan Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar […]

No Image

Daawo:Garoonka Diyaaradaha Degmada Baardheere ayaa Dayactir lagu wadaa

18th December 2017 admin 0

Ciidamada Ammaanka oo Saakay Xiray qeyb kamida Wadooyinka Muqdisho

18th December 2017 admin 0

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Saakay Xiray Wadooyin Muhiim ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho,waxaana ay ka wadaan Baaritaano,iyadoo aysan Wadooyinkaas aysan isticmaaleyn Gaadiidka dadweynaha. Wadooyinka […]

jubaland

Wasaaradda caddaalada Jubaland oo baarlamaanka horgeysay sharci muhiim ah

18th December 2017 admin 0

Xilibanada Barlamaanka Dowlad Goboledka Jubaland ayaa Waxaa Loo Qeybiyay Hindiso Sharciyedka Gudiga Golaha Adeega Garsoorka ee Dowlad Goboledka Jubaland Kaas oo Horay ay u Soo […]

shakur

Deg Deg C/Rixmaan Cabdi Shakuur Xabsiga ladhigay iyo Lacag Badan oo Gurigiisa laga Helay

17th December 2017 admin 0

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalad Muqdisho aya waxay sheegayaan in Cabdirixman Cabdishakuur guriga uu ka Dagan yahay Magaalada Muqdisho ay Nabadsugida Caawa weerareen kadib markay […]

ciidan

Galmudug iyo puntland oo 9 Qodob ku Heshiiyay

17th December 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes