Wasaaradda Amniga oo goor-dhaw ka hadlaysa Xarigii loo gaystay Cabdirixaman Cabdishakuur”Sawiro”

wasiir

Wariyiyaasha ka howlagala ayaa looga yeeray Xarunta taliska Ciidanka Booliska, waxayna soo sheegayaan in halkaasi ay ka hadli doonaan Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gen Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Xeerilaaliyaha qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa lagu wadaa in goordhaw ay la hadlaan Saxafiyiinta.

Wararkeena kale socda wraar dheeraad ah
wariyaal

wasiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.