Dhagesyso:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Maxkamad ay la tiigsan doonaa C/raxmaan Cabdi Shakuur iyo kuwa kale oo qaran dumiska ah

Shir Jaraa’id uu Goordhow Warbaahinta u qabtay Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Xildhibaan ayaa sheegay in Guriga la weeraray uu ahaa mid laga abaabulayay qiyaano Qaran isla markaana ay ku sugnaayeen Siyaasiyiin lagu tuhunsan yahay fal dambiyeedyo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in markii laamaha amniga tageen Gurigaas ayna dadkii ku sugnaa u sheegen in ay wataan Warqad ruqsad u siineysa in ay Gurigaas baaraan balse ay ka diideen,isla markaana ay dagaal kala horyimaadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.