Daawo:Booliiska Soomaliland oo sheegay in Dabcasar Laxiray

dabcasar

Waxaa Magaalada Hargaysa war saxaafadeed ku qabtay Booliiska Soomaliland oo sheegay in Dabcasar uuxiran yahay Maxkamadna Lahorkeenaayo Boliiska Soomaliland ayaa Beeniyey in Jirdil loo gaystay,
Dabcasar ayaa horey usheegay in si xun loo jirdilay dhibaatana loo gaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.