Maqal iyo Muuqaal:Madaxweyne Soomaaliya ayaa ka hadlay dhaqaalihii uu Mareykanka ka jaray Ciidamada

far

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo maanta tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka waxuuna kala hadlay sidii loo dar dar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweyne Soomaliya oo ka hadlayay dhaqaalihii uu Mareykanka ka jaray Ciidamada ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay wax u qabato ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.