Xeer ilaaliyaha qaranka “cid looga heebeysano iyo cid looga ganbanayo xaqiijinta sharciga ma jirto”

xeeriliyaha

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo ka mid ah mas’uuliyiin maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ku raad joogaan shaqsiyaad uu sheegay in ay ku howlan yihiin Duminta Dowladda Soomaaliya kuwaas oo isugu jira nuucyo kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.