Wasiirka Amniga “Shirar aysan wasaarada amniga ka war heyn laguma qaban karo Muqdisho”

Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirar aysan ka warqabin Dowladda Soomaaliya in lagu qabto magaalada Muqdisho, Wasiirka ayaa sheegay in aan marna la aqbali doonin in muqdisho lagu qabto nuuc walba shir aan ogolaansho looga heysan maamulka Gobalka Banaadir iyo wasaaradda amniga Soomaaliya, cidii ku qabatana talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.