Deg Deg C/Rixmaan Cabdi Shakuur Xabsiga ladhigay iyo Lacag Badan oo Gurigiisa laga Helay

shakur

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalad Muqdisho aya waxay sheegayaan in Cabdirixman Cabdishakuur guriga uu ka Dagan yahay Magaalada Muqdisho ay Nabadsugida Caawa weerareen kadib markay ay heleen xog Ku saabsan in guriga C/raxmaan C/shakuur la keeney lacag ka timid Imaardka, lacagtaas oo la doonaayo in lagu laaluusho Xildhibaanada si loo Dumiyo dowlada soomaliya, Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan in gurigiisa laga helay lacag badan iyo waraaqo Mahiim.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.