Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

No Image

Dhageyso:Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa beeniyey in Khilaaf ka dhexjiro Madaxda Galmudug kana soo horjeedo Shirka Jabuuti

27th November 2017 admin 0

Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug Gacal ayaa ka hadlay khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Galmudug iyo wada hadalada u dhexeeya Galmudug iyo Ahlusuna ee ka furmay […]

mursal

Daawo:Munaasibad Lagu Soo Dhawaynayo Wasiirka Cusub Ee Gaanshaandhiga Somaliya ayaa Ka dhacday Baydhabo

27th November 2017 admin 0
galmudg

Ahlusuna iyo Galmudug oo Wadahadal uga Furmay Dalka Jabuuti iyadoo wali laxalin qilaafkii Madaxda Galmudug”Sawirro”

27th November 2017 admin 0

Dalka Jabuuti waxaa goordhaweyd ka furmay shirka u dhaxeeya Madaxda maamuladda Ahlusuna Waljameeca iyo Galmudug, Shirkaan waxaa ka qayb galaya madaxda Galmudug sida Madaxweynaha ku […]

No Image

Kenya oo sheegtay in ay Burburisay 6 Saldhig oo Shabaab ay leeyihiin

27th November 2017 admin 0

Ciidamada Ammaanka dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaan ay burburiyeen  lix Saldhig oo Al-shabaab ay ku lahaayeen degaanka Lamu ee Sohdinta Soomaaliya […]

No Image

Wasiirada & Xildhibaanada Maamul Goboledyada oo ku dhax lumay Muqdisho.

27th November 2017 admin 0

Wasiirada iyo Xildhibaanada ka tirsan Maamul Goboledyada dalka ka jira ayaa ku dayacan Magaalada Muqdisho, marka laga hadlaayo dhanka ammaanka, waxayna la mid yihiin bulshada […]

Shabaab oo sheegtay inay qabteen diyaarad Drone

27th November 2017 admin 0

Al Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen diyaarad nooca Drones-ka ah oo ay sheegeen inay ku soo dhacday Buuraha Galgala ee Gobolka Bari. Warbaahinta […]

farmajo

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Kenya

27th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in uu u dhoofo Dalka Kenya si uu kaga qeyb galo Xafladda caleema saarka Madaxweynaha […]

R/wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga

27th November 2017 admin 0

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga  kula kulmay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga […]

shabab

Saraakiisha Ciidamada Xooga oo Sheegay in Shabaab badan oo baxsad ka ah duqeymaha mareykanka ay soo galeen Gobalada dhexe.

27th November 2017 admin 0

General Axmed Maxamed Tredishe oo ah Taliyaha guutada 52 aad ee Xoogga dalka Soomaaliyeed  ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab oo baxsad ah […]

No Image

Ganacsiga gaalkacyo oo maanta lagu wado in la furo iyo heshiisyo la gaaray.

27th November 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta lagu wado in dib loo furi ganacsigii magaalada,kadib markii ay ku xirmeen dagaaladii u dhexeeyay […]

luuq

Daawo:Shacabka Degmada luuq ayaa Sheegay inay ka Raysteen isticamlka Taksida oo ay Heleen Mooto

27th November 2017 admin 0

Degmada luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa kusoo badanayaa isticmaalka Mootooyada taas oo suuqa ka saartayTagssidii la isticmaali jiray sababtoo ah waxaa wax badan Raqiisan […]

Xaalada Maxaabiista Soomaaliyeed ee Seychelles

27th November 2017 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Jasiirada Seychelles ku booqday illaa 15 maxaabiis Soomaali ah oo halkaas […]

No Image

Ahlusunna iyo Galmudug oo Diiday in Shirkooda Jabuuti uu ka qaybgalo Wasiir ay u dirtay dowladda dhexe

27th November 2017 admin 0

Iyadoo lagu wado in dalka Jabuuti uu ka furmo wada hadal u dhaxeeya Maamuladda  Galmudug iyo Ahlusuna ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan in muran […]

Dhaq-dhaqaaq ciidan oo laga dareemayo degmada ceelbuur ee gobalka galgaduud.

27th November 2017 admin 0

Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur ee gobalka galgaduud Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in wadaan abaabulkii ugu dambeeyay oo ay dib ugu […]

Xukuumada Soomaliya oo dhawaan lagu soo wareejinayo maxaabiista ku xiran Seychelles

27th November 2017 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles ku booqday illaa 15 Maxaabiis Soomaali ah oo halkaas ku […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes