Dhageyso:Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa beeniyey in Khilaaf ka dhexjiro Madaxda Galmudug kana soo horjeedo Shirka Jabuuti

Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug Gacal ayaa ka hadlay khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Galmudug iyo wada hadalada u dhexeeya Galmudug iyo Ahlusuna ee ka furmay dalka Jabuuti, Gudoomiye Gacal ayaa sheegay in khilaafkii ka dhaxeeyay Madaxda Maamulka  Galmudug xal buuxa laga gaaray kadib markii ay wada hadalsiiyeen dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Gudoomiye Gacal ayaa beeniyey warar sheegayey in uu kasoo horjeedo wadahadalada udhexeeya Galmudug iyo ahlusuna kuwaas oo ka furmay Magaalada Jabuuti.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.